KDQ Ayaa U Kala Direy Kun Askari oo Ciidamada Ammaanka ah Goobaha Codbixinta Doorashada ee Hargeysa

#KDQ ayaa maanta kala diray in ka badan 1000 xubnood oo ka tirsan Ciidamada Ammaanka JSL kuwaas oo hawl-galaya Goobaha Codbixinta Doorashada ee Magaalada Hargeysa.G/Xigeenka KDQ Mud. Mustafe M. Dahir oo uu wehelinayo Taliyaha Ciidamada Bilayska JSL ayaa Ciidamadii loo xulay ilaalinta Amniga iyo xasiloonida Goobaha Codbixinta ee Hargeysa halkaas uga jeediyey Kelmado dardaaran iyo…