KDQ Oo Sharaxay Hannaanka Codbixinta Doorashada

#KDQ Commissioner Kaltun Sh. Xasan ayaa Sharaxaad & Faa-faahin Ka Bixisay Hannaanka Muwaadiniintu Codkooda U Dhiibanayaan Maalinta Berito ee 31-05-2021.Marwo Kaltun Sh. Xasan ayaa sidoo kale Dadweynaha JSL kula dardaarantay inay garab-istaagaan KDQ iyo hawl-wadeenada Goobaha ku sugan Codbixinta ee ku kala teedsan Degmo-doorashooyinka Dalka. #NEC Commissioner Kaltun Sh. Hassan has today explained on the…

KDQ & Kala Dirista Shaqaalaha & Agabka ee Degmada Hargeysa

#KDQ ayaa Maanta Kala Direy Shaqaalihii, Agabkii iyo Gaadiidkii ka hawlgalayay Codbixinta Doorashada ee Degmadda Hargeysa.G/Xigeenka KDQ, Commissioner Mustafe M. Dahir oo ay wehelinayaan Mas’uuliyiinta Gobolka ee KDQ, Madaxda Ciidamada Ammaanka & Wakiiladda 3da Xisbi ayaa halkaas ka jeedisey Kelmad isugu jirtey Wacyigelin, Tilmaan iyo Dhiirigalin, taasoo ay si faahfaahsan ugu sharaxay Qaabka Berrito 31-ka…

Guddida Anshaxa & Xalinta Khilaafaadka oo Baaq Guud u direy Axsaabta & Musharixiinta

#Guddida Anshaxa ee #KDQ Ayaa Ugu Baaqay Xisbiyada Qaranka In Ilaaliyaan Xeerka Anshaxa isla markaana ay dhaqmaan qaabka Xeerka Anshuxu jidaynaayo Maalinta Codbixinta Doorashada Isku-sidkan ee Golayaasha Wakiiladda & Deegaanka.************************************************** #Election Disciplinary & Conflict Resolution Committee of #NEC has called for the National Political Parties and their Candidates to abide by the Election Codes of…