Codbixinta Doorashada Golayaasha Wakiiladda & Deegaanka JSL oo Maanta Si Guul Leh Uga Qabsoontey Dalka Oo Dhan

31 May 2021, #KDQ oo saaka si balaadhan uga bilaabay hawshii Codbixinta Doorashada, Safafka Codbixiyayaasha oo buuxsamay iyo Goobihii Codbixinta oo bilaabay hawshoodii. Madaxweynaha JSL, Mudane Muse Bihi Abdi ayaa saaka Codkiisa ka dhiibtey Goobtii uu ka diiwaangashanaa oo ahayd Aqalka Shaqaalaha. Madaxweynaha JSL oo hadal kooban Saxaafadda la wadaagay ka dib markii uu Codkiisii…