KDQ Ayaa 9 Degmo Natiijadooda Hordhaca ah Ku Dhawaaqay

Waxaa ilaa hadda si rasmiya Komishanka Doorashooyinka Qaranku Natiijadooda #hordhaca ah soo saaray Degmooyinka: 1. Saylac, 2. Lughaya, 3. Sallaxley, 4. Buuhoodle, 5. Laascaanood, 6. Xudun, 7. Taleex, 8. Gar-adag & 9. Sheekh Degmooyinka kale wali waa lagu gudo jiraa diyaarinta #Natiijadooda. #KDQ isagoo raacaya Xeerka Doorashadda, isla markaana tixgalinaya Xaqa Musharixiintu u leeyihiin in…