TACSI

Xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka somaliland oo ugu horeeyo Gudoomihaya komishanka C/rashiid Maxamuud cali (Riyo-raac) agaasimaha guud ee komishanka Jamaal Maxamed jaamac iyo shaqaala weynaha komishanka, Madaxda komishanka heer gobol iyo heer degmo waxay tacsi tiuraanyaleh u dirayaan IIaahay ha u naxariistee Gudoomiyii komishanka doorashooyinka Gobolka Sool Marxuun C/laahi Laba-go’le oo caawa gacan ka xaqdarani ku…