KDQ Oo Sharaxay Hannaanka Codbixinta Doorashada

#KDQ Commissioner Kaltun Sh. Xasan ayaa Sharaxaad & Faa-faahin Ka Bixisay Hannaanka Muwaadiniintu Codkooda U Dhiibanayaan Maalinta Berito ee 31-05-2021.Marwo Kaltun Sh. Xasan ayaa sidoo kale Dadweynaha JSL kula dardaarantay inay garab-istaagaan KDQ iyo hawl-wadeenada Goobaha ku sugan Codbixinta ee ku kala teedsan Degmo-doorashooyinka Dalka.

#NEC Commissioner Kaltun Sh. Hassan has today explained on the process of voting tomorrow and called for the Citizens to exercise their constitutional rights by casting their Votes.

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn