KDQ ayaa Soo Ku Dhawaaqay Dhammaadka Ololayaasha Axsaabta Qaranka

#KDQ ayaa hadda soo saaray “War-Murtiyeed” muhiim ah kuna wajahan Soo-afmeerida Ololaha Axsaabta Qaranka maadaama oo maanta oo Jimce ah kuna taariikhaysan 28ka May 202, maalin Jimce ah, ay tahay Dhammaadka Ololayaasha Xisbiyada Qaranka, taasoo waafaqsan Jadwalkii Ololaha Doorashada ee KDQ hore usoo saareen.

NEC has now issued an Important Press Release and a Notification to the Political Parties, Candidates and the Electorate which is about the official conclusion of the Period of the Party Campaigns, which is by today at 6:00pm dated on as 28th May 2021, Friday.

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn