KDQ Ayaa U Kala Direy Kun Askari oo Ciidamada Ammaanka ah Goobaha Codbixinta Doorashada ee Hargeysa

#KDQ ayaa maanta kala diray in ka badan 1000 xubnood oo ka tirsan Ciidamada Ammaanka JSL kuwaas oo hawl-galaya Goobaha Codbixinta Doorashada ee Magaalada Hargeysa.G/Xigeenka KDQ Mud. Mustafe M. Dahir oo uu wehelinayo Taliyaha Ciidamada Bilayska JSL ayaa Ciidamadii loo xulay ilaalinta Amniga iyo xasiloonida Goobaha Codbixinta ee Hargeysa halkaas uga jeediyey Kelmado dardaaran iyo tilmaamo isugu jirey, iyagoo ku dhiirigaliyey inay la shaqeeyaan Hawl-wadeenada Komishanka iyo Mas’uuliyiinta Komishanka uga shaqaynaaya Goobaha Codbixinta.

#NEC has today sent off more than a 1000 policemen who are to support the peace and the stability of the Polling Stations in Hargeisa. The Vice Chair of the Commission has spoken to the Security forces and indicated the important role they are to play at ensuring the security of the polling centers. More than 30,000 staffs and about 10,000 security forces are to be deployed to the more than 7,000 polling stations across the electoral districts in all the regions of Somaliland.

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn