KDQ & Kala Dirista Shaqaalaha & Agabka ee Degmada Hargeysa

#KDQ ayaa Maanta Kala Direy Shaqaalihii, Agabkii iyo Gaadiidkii ka hawlgalayay Codbixinta Doorashada ee Degmadda Hargeysa.G/Xigeenka KDQ, Commissioner Mustafe M. Dahir oo ay wehelinayaan Mas’uuliyiinta Gobolka ee KDQ, Madaxda Ciidamada Ammaanka & Wakiiladda 3da Xisbi ayaa halkaas ka jeedisey Kelmad isugu jirtey Wacyigelin, Tilmaan iyo Dhiirigalin, taasoo ay si faahfaahsan ugu sharaxay Qaabka Berrito 31-ka May 2021 ay u dhacayso #Codbixinta Doorashada iyo sidey Muwaadiniinta Degmada iyo Gobolka Maroodi-Jeexrba ay u dhiibanayaan Codkooda iyagoo la shaqaynaya Shaqaalaha iyo Hawl-wadeenada KDQ. Sidoo kale waxa uu Guddoomiye-xigeenku xusay muhiimada wadajirka iyo mid ahaanshaha dhammaan qaybaha kala duwan ee daneeyayaasha doorashooyinka sida axsaabta qaranka, musharixiinta iyo dadweynaha JSL guud ahaantood.

**************************************************************

#NEC Vice Chair together with the Representatives of the Parties, Regional Command of the Police Forces, and the NEC Regional Officers of Maroodi-Jeh has spoken to the Staffs, Logistics & Transports deployed to the Electoral District of Hargeisa. Similarly, #NEC has today done the same deployment to all electoral districts of the Country.

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn