NEC has issued a Letter in which NGOs are notified to stay away from involving in the Political Campaigns

#NEC issued a Letter of Ordainment to the NGOs- both Local and International. In the Letter, NGOs are warned to involve in the actions at which the political parties aim to campaign for their candidates. As per Act. No. 91/2020, NGOs and their assets such as vehicles are all disallowed to engage—in whatsoever—with any type of campaign for promoting a candidate or a party during elections.   

KDQ ayaa soo saarey Warqad ay ku socodsiinayaan Dhammaan Ururada Samofalka & Horumarinta ee Maxaliga ah iyo sidol kale kuwa Caalamiga ahba. Warqadaas ayay ku xusan tahay Digniin ay uga digayaan Hay’adahani iyaga iyo hantida ah leeyihiinba sida Gaadiidka ay isticmaalaan inay ku lug yeeshaan Hawlaha Ololayaasha Siyaasadeed ee ay wadaan Axsaabta Qaranka iyo Musharixiintooduba. Sida uu xusayo Xeerka Doorashada, Xeer Lr. 91/2020 waxaa Urrurada Samofalka iyo Horumarinta ka reebban inay u ololeeyaan Musharixiin gaar ah ama Axsaab siyaasadeed.

#SomalilandElects

#SomalilandElections2021

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn