Somaliland National Electoral Commission Released the Final List of Registered Voters

#KDQ ayaa maanta ku dhawaaqay Tirada Kama-dambaysta ah ee Codbixiyayaasha Doorashada Aqalka Wakiilada & Golayaasha Deegaanka JSL codayn doona. #KDQ ayaa Liistada Rasmiga ah ee Codbixiyayaasha (Final Voter List) ee ay maanta sida rasmiga ah u baahiyeen la waddaagay una gudbiyey Axsaabta Qaranka JSL, iyadoo Munaasibaddii Shaacintana ay goobjoog ka ahaayeen Guddida Farsamo ee Saddexda Xisbi Qaran.

********************************************

  • gfhfhjdhfdf
  • fdfdfd
  • fgdgdfgd

The National Electoral Commission – NEC published the Final Voter List (FVL) of the upcoming House of Representatives and Local Councils Election.NEC has officially shared the list with the representatives of political parties.

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn