Farriinta Tilmaamaha CODBIXINTA Doorashada Isku-sidkan ee 31 May 2021

#KDQ ayaa halkan Muwaadiniinta Codbixiyayaasha Diiwaanka gashan ah ku baraaya Tilmaamaha Codbixineed ee Doorashada Isku-sidkan ee Golayaasha Wakiiladda & Deegaanka JSL.

Muwaadin Fadlan Dhiibo Codkaaga, Ka faaiidayso Xaqaaqa Dastuuriga ah isla markaana Raac Tilmaamahan Codbixinta si Codkaagu u noqdo mid ansax ah, waafaqsan Xeerka Doorashadda Xeer Lr.91/2020 isla markaana xisaabta ugu biira Musharixiintii aad adigu doonaysay inaad u kala doorato Golayaasha Wakiiladda iyo Deegaanka JSL.

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn