TACSI

Xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka somaliland oo ugu horeeyo Gudoomihaya komishanka C/rashiid Maxamuud cali (Riyo-raac) agaasimaha guud ee komishanka Jamaal Maxamed jaamac iyo shaqaala weynaha komishanka, Madaxda komishanka heer gobol iyo heer degmo waxay tacsi tiuraanyaleh u dirayaan IIaahay ha u naxariistee Gudoomiyii komishanka doorashooyinka Gobolka Sool Marxuun C/laahi Laba-go’le oo caawa gacan ka xaqdarani ku dishay magaalada laascaanood waxayna marxuunka ilaahay uga baryeen in uu janada fardawsa ku casuumo ehelka iyo asxaabta iyo qaranka somaliland samir iyo iimaan ka siiyo aamiin aamiin.

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn